KISMAAYO Haweenka ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa magaaldaasi ku qabtay kulan ay ku taageerayaan dhismaha maamulka Jubbooyinka iyo sidii ay haweenku qeyb uga qaadan lahaayeen nabadeynta deegaanada Jubbooyinka